Turn Your Android into hacking machine

 


Soo dhawaada Asxaabta Halkan waxa aan in kula wadaagi doonaa sida aad mobilekaga android ka ah aad ooga dhigi lahayd mid awood u leh in wax lagu hack garayn karo. nidaamka ugu caansan ee ay adeesadaan hackers ka waa OS yada ku base Nidaanka Linux ka . si aad wax u hack garayso waxaad u baahantahy device ku dhisan linux system Halakn waxaan ooga hadi doonaa andriodka aan root garaysnayn

Hardwareka aad baahanthy :

10 GB of storage

4GB ram 

Internet connection

Andriod version 7 iyo wixi ka koreeya

Softwareda aad u baahntahy :

  • Termux app

Halkan kala dag app ka appka termux 👇

https://f-droid.org/packages/com.termux/


fur app ka termux sida halkan kaaga muuqata 
 

ku qor commands kan 👇


apt update && apt upgrade 

marka uu dhameeyo updateka 
 

copy commands kan appka termux 

termux-setup-storage
pkg install wget
wget -O install-nethunter-termux https://offs.ec/2MceZWr
chmod +x install-nethunter-termux
./install-nethunter-termux



sug ilaa uu ka dhamaanayo installtionka oo qaadan karta waqti 
marka uu dhamaado installationka sidan ayaa kuu soo bixi karta

 
Hada waxa aad si buuxda kali linux ugu adeegsan kartaa mobilkaaga waxa aadna ku adeesan kartaa labo qaybood qaybta GUI iyo CLI 
Blse waxa kuu haboon qaybta CLI 
Si aad u adeegsato qaybta CLI qor commans kan  nh ama nh -r si aad ugu gasho root ahaan 


#END


Comments