RED HAWK infomation gathering and vulnerability scaning tool

 



RED HAWK waa free open source tool kaas oo ad ka heli karto github waxna uuna xog aruurin dabagal iyo bandhigid ku samayn karaa xogaha iyo dulduleelada shabakadaha (website) waxa uuna leeyahay moduleskan 

Whois Lookup
Geo-IP Lookup
DNS Lookup
Nmap Port Scan
Sub-Domain scanner
Wordpress scanner
 and more 

Tool kan waxa aad ku adeegsan kartaa mobile iyo labtop ba  mobile ada waxaad ku adeegsan kartaa app ka termux   halkan kala dag

https://f-droid.org/en/packages/com.termux/

inagga waxaan adeegsan doonaa kali linux balse  waa isku mid  ugu horayn halkan kala dag toolka

https://github.com/Tuhinshubhra/RED_HAWK

sug ilaa uu installationka ka dhamaynayo  maraka uu dhamaado sidan ayaa kuu soo bxix doonta 


halkan ku qor websiteka aad rabto inaad baarto adiga oo raacinay lambar 2

ka dib waxa uu ku siin doonaa options badan sida halkan kaaga muuqata

dooro optionka aad rabto tusaale ahaan 2 oo aan dooranay 

xogtana noo soo bandhiagay taas oo qarinay sababo amaan dartood 



⚠  Disclaimer. All images and tutorials are for informational and educational purposes only. We believe that ethical hacking, information security and cyber security should be familiar subjects to anyone using digital information and computers.





Comments